Nasra Language teacher
No reviews yet

Asc . In aan maalin un macalin noqdo wa wax igu jirey Ilaa yaranteydii, Alhmdulillh illahey ayaan ugu mahadinaya inuu halkan isogaadhsiyey manta.
Waxa an jeclahay in aan caawiyo ama ufaa’idooyo dadka kolba wixii aanku dhaamo, watas sababta an udoortey in aan macalin noqdo.. khaasatan mid cayaalka ah madaama oy fududahey is fahamkayagu ama anjeclahay in aan wakhti wada qaadano carurta.
To be honest macalin weli school kaman noqon, Ilaa mid guri mooyane.. oo weliba kabaxsan dalka.. Ethiopia iyo Senegal ayaan kusoonoqdey macalin guri alhmdulillh wakhtigeygii ugu fiicnana uu ahaa. Mahadsanidin.

Subjects

  • English Preschool, Kindergarten, KG, Nursery-Grade 2

  • Somalia language Beginner-Intermediate


Experience

No experience mentioned.

Education

  • Higher Secondary (Oct, 2021Jun, 2022) from Certificate of English British council in Senegal / Diploma of teaching Salaam Acedamy

Fee details

    Sh.So.200300/month (US$0.350.52/month)


Reviews

No reviews yet. Be the first one to review this tutor.